Ilxaax

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Lumidda rabitaanka wax loo qabay marka ay indhuhu ka bataan araggooda. 2. Baryo aad u badan.

Ilxaax

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)

1. Wax indhaha ka batay rabiddii loo qabay lumid. 2. Wax si aad ah u baryid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ilxaax

ilxaaxid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg