Ina-habreed
Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga:(ilma-habreed, m.dh) Hooyada walaasheed wiilka ama gabarta ay dhashay.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ina-habreed ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg