Indhabbeel
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Indhaha oo nuurkii aragga ka taga. ld indhabbeelid.
Indhabbeel
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-eelay, -eeshay)Indho nuurkii aragga lumin. ld aragbeel².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga indhabbeel ↴
aragbeel | aragbeel | aragbeelid | indhabbeelid | indhabbeelis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg