Indhacagaarshe

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(daaw.) Cudur dadka ku dhaca oo cagaar ka dhiga midabka indhaha. ld indhacagaarshow.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga indhacagaarshe

indhacagaarshow |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg