Indhadillaacso

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)

1. Mukalaal iwm oo dhashay indhafurasho. 2. Ilbixid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga indhadillaacso

indhadillaacsasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg