Indhawiriq
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Iftiin xoog badan oo indhaha ku dhacay awgii wax la arki waayo.
Indhawiriq
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)Iftiin xoog badan oo indhaha ku dhacay awgii wax la arki waayid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga indhawiriq ↴
indhawirqid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg