Insaarax

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

U soo hiloobidda lo'da ay u soo hiloowdo dhashoodii; araasi. ld ansaarax¹, araasi¹.

Insaarax

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)

Dhal u soo hiloobid (lo'). ld ansaarax².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga insaarax

ansaarax | ansaarax | araasi | araasi | insaarixid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg