Is-arag
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-gyo, m.dh)1. Kulan laba qof ama ka badan dhex mara. 2. Tartan dhex mara laba kooxood.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga is-arag ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg