Is-hambarraaci
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Wax in yar oo ka hartay si tashiil la'aan ah u dhammayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga is-hambarraaci ↴
is-hambarraacin | is-hambarraacis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg