Isbaandhays

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Geed dheer oo qodax leh oo dhala miro midab huruud ah leh oo la cuno dhexdana ku leh laf qodaxyo leh. 2. Miraha geedkaas dhala. ld isboondheys .

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga isbaandhays


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg