Isdhaafsanow

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-naaday, -naatay)

1. Wax khaldan noqosho. 2. Wax la sixray noqosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga isdhaafsanow

isdhaafsanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg