isdhegammari
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Wax la diiddanyahay maqalkiisa ismoogeysiin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh isdhegammari

isdhegammarin [m.f.dh]
eeg isdhegammari. ld isdhegammaris.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg