Isdoqondiidsii

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Dhibaato jirta ismoogeysiin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga isdoqondiidsii

isdoqondiidsiin | isdoqondiidsiis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg