Isfantatiir
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Isugeynta awoodda qof awooddiisa geeyo wax wax kaqa-bashadiisu adagtahay.
Isfantatiir
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Wax, wax ka qabashadoodu adag tahay awood isugu geyn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga isfantatiir ↴
isfantatiirid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg