Isfeel

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Ciyaar lagu tartamo oo la tunto habeennada bisha Ramadaan, waxaana ku tartami jiray xaafadihii hore ee magaalada Xamar.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga isfeel


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg