Iska-celin-dembiile
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(qaan.) Marka qof la qabto oo ahaa burcad ama shufto oo loo celiyo dawladdii uu dambiga ka galay.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga iska-celin-dembiile ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg