Iskadhal
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:1. I. ah: qof labadiisa waalid aysan isku jiinsiyad ahayn. 2. I. ah: qof labadiisa waalid ay isku qoys yihiin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga iskadhal ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg