Iskooris

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-syo, m.dh)

Wiil yar oo aan helin xanaano waalid ama dad kale oo isagu naf-naftiisa isbarbaarshay.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga iskooris


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg