Isku-kaan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)(baay.) Marka la sharaxayo noole leh laba aliil oo isku mid ah oo ukumaya muuqal gaar ah shiiqiye iyo shiiqsane midkuu doono ha ahaadee.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga isku-kaan ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg