Iskuddubbadhac

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. I. ah: wax si nidaam leh oo aan kala go'layahan u socda.

Iskuddubbadhac

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)

Wax si nidaam leh u socosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga iskuddubbadhac

iskuddubbadhacmo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg