Iskudhufasho-leeb
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(xis.) Iskudhufa-shada laba ama dhowr leeb. Taas oo loo qeexi karo laba siyaabood iyada oo loo eegayo in jawaabtu tahay leeb ama foolwaa midkood.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga iskudhufasho-leeb ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg