Iskunaaneysnimo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(kiim.) Jiritaanka laba ama in ka badan oo iskudhisyo kiimikaad oo leh naaneys molikiyuul isku mid ah haseyeeshee dhis-naaneys moliki-yuulka waxaa la yidhaahdaa iskunaa-neysyo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga iskunaaneysnimo ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg