Islaannimo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Muslim ahaansho. 2. Qof madaxnimo beeleed loo doortay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga islaannimo


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg