Isle'eg-kubbad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-gyo ..., m.dh)(xis.) Habdhiska kulannada kaartis ee isle'egta kubbad sansaankeedu waa: (x - a)2 + (y - b)2 + (z - c)2 = Y2 taas oo a, b iyo c ay yihiin kulannada xuddunta. Marka xudduntu tahay unugga isle'egtu waxa ay noqonaysa x2 + y2 + z2 = r2.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga isle'eg-kubbad ↴
isle'eg-kubbad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg