Isle'eg-xigsineed ee heerka-labaad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-gyo .., m.dh)

(xis.) Isle'eg xigsineed oo ku jira diirane heerka labaad ah dy2/dx2. Ama jiro diirane ka sarreeya heerkan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga isle'eg-xigsineed ee heerka-labaad

isle'eg-xigsineed ee heerka-labaad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg