Isle'egyo-seegmaweydo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(xis.) Urur isle'egyo ah oo doorsoomeyaashoodu ay wada raaliggelin karaan ugu yaraan hal urur furfuris. Tusaale ahaan: isle'egyada x + y = 2 iyo x + 4y = 6 waxa raaligeliya x = 2/3 iyo y + 4/3. Isle'egyada x + y = 4 iyo x + y = 9 ma aha seegmaweydo waayo ma jiro lammaane qiimeyaal oo wada raaligeliya labada isle'eg.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga isle'egyo-seegmaweydo

isle'egyo-seegmaweydo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg