Ismaalaakadeed
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Isku muujinta la isku muujiyo wax aan la ahayn iyadoo xaqiiqadii la qarinaayo.
Ismaalaakadeed
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)Hadba si isu muujin iyadoo runtii la qarinaayo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ismaalaakadeed ↴
ismaalaakadeedid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg