Ismaldhikhi
Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Xarrago iyo jiljileec aan la lahayn iska raadin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ismaldhikhi ↴
ismaldhikhin | ismaldhikhis | ismaldhikhiye |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg