Isnuug
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(isnuug, m.dh) 1. Nafley caano leh, oo meeshii laga maali lahaa ama dhashoodu ka nuugi lahayd, iyagu isnuuga. 2. Inta isnuugta (irmaanka iyo dhashooda).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga isnuug ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg