Istijo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)1. Biyo yar oo lagu darbado. 2. Nadiifinta la nadiifiyo xubnaha saxarada iyo kaadidu ka timaado.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga istijo ↴
istijoo | istijood |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg