Itaal iftiimeed
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)Burqad iftiimeedka ku abbaaran dul yar oo jiho gaar ah kaga yaal il-ilays ku ligan jihadan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga itaal iftiimeed ↴
kandeela |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg