Itanol
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(kiim.) Alkohool hoor ah oo bida, midabna aan lahayn. Itanoolka waxa lagu soo saaraa dariiqadda khamiirinta sonkorta.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga itanol ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg