Iter
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)(kiim.) Nooc iskudhis organig ah oo leh kooxda -O-. Iteryada fududi waxay leeyihiin naaneysta R-O-R', halkas oo R iyo R'ay yihiin kooxo alkayl ama arayl ah oo aan ahayn iskumid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga iter ↴
militeri | xukun militeri |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg