Iyana
Qaabnaxa: Magacuyaal Ebyoon | Pronoun Independent Isrogrogga:1. Magacuyaalka qofka saddexaad ee kelida ah oo ka kooban 'iya 1'iyo 'na 2'. 2. Magacuyaalka qofka saddexaad ee wadarta ah oo ka kooban 'iya 2'iyo 'na 2'.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga iyana ↴
meertada Kaalfin | rinjiyanaan | rinjiyanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg