Jaajaale

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

Qof maadlow ah oo dadka ka qosliya; maadeeye.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jaajaale

jaajaalee | jaajaaleyn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg