Jaar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rar, m.l)

1. Dad guryo isu dhaw deggan. 2. ld yaar 1. Xakame yar oo fardaha afka looga xiro. 3. Haruub; bire.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jaar

yaar | jaaraan | jaariile | jaariyad | jaarnimo | jaarri | jaarri | jaarrin | deris |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg