Jaawi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld jaawe.

Jaawi

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. ld farjaawi, farjawi. Fardhexada iyo suulka gacanta oo si xoog ah laysugu xoqo ka shanqarin; suuldhabaalayn. 2. Haad turub ka yamxeerin (ciyaar turub).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jaawi

jaawe | jaawin | jaawis | bac | farjaawi | farjaawin | farjaawis | farjawi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg