Jadeen

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Cida bahallada qaarkood sida libaaxa iwm. 2. Reen.

Jadeen

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-nay, -ntay)

1. Bahal libaax iwm reemid. 2. Nafley taahid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jadeen

jaademid | jadeemid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg