Jadeerwac

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. ld jadeerwicid. Aadista meel aad u fog la aado. 2. Oggolaansho la'aan. 3. Naxariis, jixinjix.

Jadeerwac

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday; -wici)

1. Meel aad u fog aadid. 2. Wax diidid. 3. Cid u jixinjixid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jadeerwac

jadeerwacad | jadeerwacasho | jadeerwaco | jadeerwicid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg