Jafjaf

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Dhul dulla ah oo dhaguxu ku badan yahay, leh dhir badan oo geed-gaab ah mariddeeduna adagtahay. 2. Qolof, jilif iwm oo geedo laga soo guray.

Jafjaf

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)

1. Qolof, jilif iwm geed ka ridid. 2. Gogol iwm boor ka duulin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jafjaf

jafjafid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg