Jajabe

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bayaal, m.l/dh)

(c.nafl.) Cayayaan u eg ukun yar, cad, leh qodxo yaryar soo taagtaagan oo qofkii ay ku jabto gaarsiisa dhibaato.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jajabe


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg