Jalladan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-dmay, -dantay; -dmi)Wax la jilladay noqosho (maqaar iwm). ld jalledan¹, jelledan¹, jilladan¹.
Jalladan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-dnaa, -dnayd)Wax la jilladay ahaansho (maqaar iwm). ld jalledan¹, jelledan², jilladan².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jalladan ↴
jalladmid | jalladnaan | jalledan | jelledan | jilladan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg