Jallado

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-atay, -adatay)

Indho xirribtooda kor u laabid. ld jelledo, jillado.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jallado

jalladasho | jelledo | jillado |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg