Jalxad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)Weel dhoobo ka samaysan oo biyaha lagu shubto; Ashuun; Mardabaan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jalxad ↴
badeecad | mardabaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg