Jamhuuriyad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

Dal xur ah oo madaxdiisa shacbigu soo doorto.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jamhuuriyad

Arjantiina | Faransiiska |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg