Janaaso
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Waxa meydka loo sameeyo, kolka uu dhinto taniyo kolka laga aaso. 2. Qaadidda meydka, meesha uu ku dhintay, taniyo xabaalaha. 3. ld jinaaso. Tukashada (salaad) meydka lagu tukado. ld jannaaso.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga janaaso ↴
jannaaso | jinaaso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg