janjal
(m.l)

1. Saabka gadawgiisa sare ee wareegsan. 2. Qufad yar oo lagu rido alaabta udugga ah. 3. J. ah: qof toosan oo qurxoon.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh janjal

janjali [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax janjal u yeelid.

janjalin [m.f.dh]
eeg janjali.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg