jaqaafi
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)Si debec iyo jiljileec ku jiro u dhaqaaqid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jaqaafi ↴
jaqaafin [m.f.dh]
eeg jaqaafi. ld jaqaafis.
jaqaafis [m.l]
ld jaqaafin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg