Jar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Ariga intiisa cayillan ee laga ganacsado. 2. Roobka j. ah: roobka ugu horreeya guga. 3. (-rar, m.l) Qarka gawgiisa.

Jar

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Ciyaar fadhiga lagu dheelo sida shaxda iwm. ld jare (3).

Jar

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

1. Wax goyn. 2. Ciyaar turub haad la degey midkii lagu booleeyey ku qabasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jar

faafreeb | jaan | laangooyo | oksiin | qaarxabaal | saaqid birlabdanabeed | unuungoo | xaasil | yaryaree | abla'ablayn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg