Laangooyo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. ld laangooyn. Goynta xilli abaar ah xoolo loo gooyo geedaha magoolay laamahooda. 2. Jaridda meel jiq ah laame laga jaro si loo maro. 3. Astaan lagu muujiyo jaho la aaday.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga laangooyo

laangooyn | falfal |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg